X
    Categories: Warar

Dagaalo Ka Socda Yemen, Al-Qaaacida Oo isku Balaadhinay Iyo Sucuudiga Oo Taageero Dalbaday

Araweelo News Network

Tanks and armored vehicles of the Saudi army are deployed on the outskirts of the southern Yemeni port city of Aden on August 3, 2015. (AFP)

Cadan(ANN)Ugu yaran 14 qof ayaa lagu dilay dagaal kharaar oo ka dhacay magaalada Cadan ee koonfurta dalka Yemen.
Dagaalka ayaa billowday kaddib markii xoogagga ammaanka ee dalka Yemen ay billaabeen hawlgal ay dagaalyahanada islaamiga ah dib uga qabasanayaan magaaladaasi.
Isbahaysiga uu Sucuudiga hoggaamiyo ayaa sabtigii codsaday taageero dhinaca cirka ah kaddib markii kooxo xidhiidh la leh Al-Qaacidda iyo mintidiinta kooxda Khilaafada islaamka ay billaabeen hawlgallo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo ka dhan ah milatariga dalkaasi.
Labada kooxood ee islaamiga ah ayaa ka faa’iideystay colaadda 18-ka bilood ka socotay dalka Yemen ee u dhaxeysay dowladda Yemen ee taageerada ka helaysay isbahaysiga uu Sucuudiga hoggaamiyo iyo fallaagada Xuutiyiinta si ay u qabsadaan dhul ballaadhan oo ku yaal Koonfurta iyo bariga dalkaasi Yemen oo ay meelaha qaar horeba u haysteen.
admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post