X
    Categories: Warar

Daawo Waxyaabaha Lagaga Hadlay Kulan Madaxweyne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefdi Miisaan Leh Oo Ka Soda Midawga Yurub

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golihiisa Wasiirada iyo saraakiil kale oo ka tirsan Xukuumadda, ayaa Qasriga Madaxtooyada Somaliland kula kulmay Wefdi miisaan leh oo ka socday Dalalka ku bahoobay Naadiga Midawga Yurub, kuwaas oo maanta booqasho ku yimi caasimada Dalka Somaliland ee Hargeysa.

Kulankaa oo ahaa mid Albaabada loo xidhay, waxa markii uu dhamaaday Warbaahinta wadajir ula hadlay Wasiirka Arrimaha debeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo uu weheliyo wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxa wefdiga ka socday EU-da Mr. Mika Markus Leinonen oo u dhashay dalka Filand.

Halkan Ka Daawo

 

Araweelo News Network

Somaliland Office

ifo@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post