Hargeysa(ANN)Gudida dhismaha Wadada Ceerigaabo, ayaa lagu wareejiyay deeq lacageed oo dhinaca Dalka Maraykanka iyo Britain ay kasoo qaadhaameen Jahliyahada Somaliland ee ku dhaqan wadamadaa.
Munaasibad lagaga warbixiyay halka ay maray wadada Ceeraabo oo maanta ka dhacday qasriga Madaxtooyadda Somaliland, ayaa lagu guddoonsiiyay guddida deeqda lacagta ah.
Halkan Ka Daawo Warbixinta Wadada iyo Deeqda lagu wareejiyay Guddida Riix
Araweelo News Network
Somaliland Office
info@araweelonews.com
jaamac132@gmail.com