X
    Categories: Warar

Daawo Wararkii U Danbeeyay Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Socod Ku Maraya Deegaanada Ku Dhereran Xadka Ay Somaliland La Wadaagto Ethiopia

Xaaji-Saalax(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa socdaal ku marayay maalmihii u danbeeyay deegaanada Somaliland eek u dhereran xadka ay Somaliland la wadaagto Ethiopia.
Wararkuu u danbeeyay ee Madaxweynaha JSL iyo weftigii uu hogaaminayey ee socdaalka shaqo ku marayey Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa maanta mashaariic horumarineed ka furay Degmada xaaji saalax ee Gobolka Daadmadheedh, kuwo kale oo cusub-na dhagax dhigay.
Halkan Ka Daawo Riix.
Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post