X
    Categories: Warar

Daawo Qaabkii Loogu Soo Dhoweyay Madaxweyne Muuse Biixi Magaalada Burco

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo weftigiisa oo Boqolaal qof oo dadweynaha Magaalada Burco kusoo dhoweeyeen Oodweyne 20 Nov, 2018.

 

Burco(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Burco, kadib booqashadii u horraysay ee uu ku tago gobolada bariga, gaar ahaan magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, wixii ka danbeeyay kaanbaynkii doorashada Madaxtooyadda ee uu ku guulaystay 13 Nov 2017.

Halkan Ka Daawo Muuqalka.

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post