X
    Categories: Warar

Daawo: Qaabkii La Doonayay In Lagu Khaarajiyo Ordogan Iyo Sidii Ay Ugu Hungoobeen Diyaaradihii Inqilaabku Huteelka Uu Ku Sugnaa

Araweelo News Network

Ankara(ANN)Hotel ku yaalla Magalaada xeebta ah ee Marnaris ayaa Madaxweynaha Dalka turkigu Rajab Dayib Ordogan ku qaadanayey fasaxiisii todobaadka isagoo ay weheliyeen xubno ka tirsan qoyskiisu, ka hor intii aanu dhicin inqilaabkii fashilmay.
Hase yeeshee Ordogan, wuxuu ka baxay Huteelka saacad ilaa labo saacadood ka bacdi markii inqilaabku dhacay, iyadoo Huteelkaa uu kaga tegey Ilaaladiisa, kuwaas oo lagu weeraray Diyaarado kuwa dagaalka ah.
Halkan ka Daawo siday wax u dhaceen

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post