X
    Categories: Warar

Daawo Prof. Axmed Samatar Oo Ka Hadlay Mustaqbalka Somaliland

Hargeysa(ANN)Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka hadlay Mustaqbalka Siyaasadeed ee Somaliland iyo waxa ka horeeya Ardayda iyo jiilasha kusoo jira jidka ee Somaliland.
Prof. Samatar oo ah Aqoonyahan u dhashay Somaliland oo wax ka dhiga Jaamacad ku taal Dalka Maraykanka, balse dalka kusoo laabtay todobaadkii hore, wuxuu sidaa ka sheegay Qudbad dheer oo uu ka jeediyay boqolaal Arday oo ka mid ah aArdayda Jaamacadda Golis xarunteeda Magaaalada Hargeysa, kuwaas oo uga waramay Mustaqbalka dheer ee u yaala Somaliland iyo dadaalada la rabo in lala yimaadaan.
Halkan Ka Daawo Qudbada Oo dhamaystiran Riix

Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post