Araweelo News Network

Authorities are trying to figure out the reason for an explosion and fire that blew a gaping hole into the side of a Somali jetliner Tuesday, forcing an emergency landing at the airport on Mogadishu.

Authorities are trying to figure out the reason for an explosion and fire that blew a gaping hole into the side of a Somali jetliner Tuesday, forcing an emergency landing at the airport on Mogadishu.

Mogadishu(ANN)Muuqaalka qaabkii loo qorsheeyay qaraxii lala beegsaday Diyaaradda Daallo todobaadkii hore, ayaa lasoo badhigay muuqaalka sadex Nin oo isu dhiibaya Laptobkii loo adeegsaday qaraxa diyaaradda.

Muuqaalkaa oo ah CCTV, ayaa la shaaciyay, iyadoo muuqaalka si fiican looga arkayo qaabka loo qorsheeyay qaraxa laga samata bixiyay dadkii saarnaa diyaaradda, halkan ka daawo muuqaalka sida loo fuliyay hawlgalka.

Follow us: @Araweelonews on Twitter | Arraale M Jama

Araweelo News Network

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com