X
    Categories: Warar

Daawo Munaasibada Uu Xilka Ku Wareejiyay Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale

Hargeysa(ANN)Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo xilka ku wareejiyay munaasibad si weyn loo abaabulay oo ay xilka kula wareegtay Wasiirka cusub ee Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo hore u ahayd wasiirka wasaradda Waxbarashada, isla markaana Madaxweyne Siilaanyo dhowaan isku shaandhayn, magcaabis iyo xil ka qaadis uu todobaadkii hore sameeyay ay ka cadhaysiisay in Wasiirkii hore ee Maaliyada uu qabto xilka wasaaradda loo bedelay ee waxbarashadda. Kadibna iska casilay xilkaa.

Munaasibada xil wareejinta oo ay ka qaybgaleen wasiiro ka tirsan xukuumadda, xildhibaano, saraakiisha ciidanka, Guddoomiyaha Banigaga Dhexe ee Somaliland, shaqaalaha wasaaradda iyo marti sharaf kale.

Muuqaalka xil wareejinta munaasida wasaaradda Maaliyada oo dhamaystiran ka daawo halkan Riix.

Araweelo News Network

Somaliland Office

Email info@araweelonews.com

Jaamac132@gmail.com

Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post