X

Daawo: Hawlgalkii Lagula Baxay Muj Cabdullaahi Askar Oo Laga Sameeyay Filim Quluubta Dadka Ruxay

Araweelo News Network

Photofile xuska hawlgalkii 12 April 1983

Daawo Muuqaalka Hawlgalkii Lagula Baxay Muj Cabdullaahi Askar 12 April 1983

Hargeysa(ANN)Muuqaalka Filim hordhac ah oo laga sameeyay mid ka mid ah sheekooyinkii iyo hawlgaladii SNM ee ay Fuliyeen kooxdii uu Hoggaaminayay Muj. Ibraahim Kodbuur 12 April 1983, ayaa la daah furay, waxaana Filimkaa soo saarartay shirkadda Duubista muuqaalada Casriga ah iyo Filimada ee real video.

Filimka oo dhamaystiran, ayaa dhowaan laga daawan doonaa caalamka oo dhan, balse muuqaalka qaabka loo sameeyay Filimka ee hordhaca ah, ayaa la shaaciyay, kaas oo aad halkan hoose ka daawan karto.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 63 476 4409

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post