X
    Categories: Warar

DAAWO: Golaha Deegaanka Weles- Cardiff ee Cariga Ingiriiska Oo Aqoonsaday Somaliland

Wales(ANN)Golaha Deegaanka Wales –Cardiff ee cariga Ingiriiska, ayaa aqoonsaday qadiyada madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland. Kadib dood ay ka yeesheen qadiyada aqoonsiga Somaliland oo la horgeeyay golaha deeegaanka. Kumanaan ka tirsan Jaaliyadda Somaliland ee daafaha caalamka iyo wefti balaadhan oo ka tirsan Dawlada Somaliland ayaa si wadajir ah ugu sugnaa xarunta golaha deegaanka ee magaalada Cardiff si ay goobjoog uga noqdaan dhacdada taariikhiga ah ee ku saabsan Munaasabadda Golaha deegaanka ee Magaalada cardiff ku aqoonsanayaan Madaxbananida Jamhuuriyadda Somaliland, waana golihii deegaanka ee labaad ee ka tirsan Boqortooyada Britain ee aqoonsada Somalialnd, iyadoo golaha deegaanka Shiffiled hore u aqoonsadeen sanadkii hore Somaliland.

Halkan Riix warkaa oo ka daawo qaabkii ay wax u dhaceen Riix.

Araweelo News Network Somaliland Office Email info@araweelonews.com Jaamac132@gmail.com Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post