Araweelo News Network
Hargeysa(ANN)-Mujaahidiin,Xildhibaano,Madhaqmeed,Cuqaal,iyo Qurba-joog iyo Dadweyne kale Ayaa maanta ka Qaybgaley Furitaanka Laba Taalo Oo lagu Xusidoono Allah ha U Naxariistee Mujaahid Maxamed X.Muuse Harag-Waafi iyo Mujaahid Xaamud Ibraahim Oo ka Mid Ahaa Mujaahidiintii Naftooda U Hurey Dib U Xoreyntii Jamhuuriyada Somaliland.
Labadan Taalo ayaa waxaa laga Hirgaliyey Deegaanka Aw-Barkhadle ee Bariga Magaalada Hargeysa,waxaana Dhisay Mujaahid Maxamuud-Wadaad oo ka mida Quraba-joogta reer Somaliland Horana Uga Mid ahaa Mujaahidiintii SNM.
Halkan Ka Daawo.