Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Sheekh Maxamed Dirir oo ah sheekh caan ku ah Tafsiirka Quraanka Kariimka ah, ayaa si wadajir ah muxaadaro ugu qabtay 27 Febuary 2015, magaalada Hargeysa.
Muxaadaradda ay wada qabteen Dr. Maxamed Cabdi Gaboose iyo Sheekh Dirir oo ahayd mid lagaga hadlayay mukhaadaraadka, isla markaana ujeedadeedu ahayd sidii bulshada looga wacyi gelin lahaa mukhaadaraadka iyo khatarta uu leeyahay ee dhinacyada caafiimaadka iyo caqiidada Islaamka, waxa la qaybgalay Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland, qaar ka mid ah culima’udiinka waaweyn ee Dalka iyo boqolaal ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada caasimadda ah ee Hargeysa.
Muxaadaradaa oo ahayd mid balaadhan kaga boggo halkan Riix.
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews