X
    Categories: Warar

Daawo Arday Guul Iyo Sumcad Usoo Hooyay Qaranka Somaliland Oo Lagu Soo Dhoweyay Hargeysa

Araweelo News Network

Ardayda guusha soo hoysay ee lasoo dhowaynayo

Hargeysa(ANN) Madaarka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Caasimada Hargaysa, ayaa lagu soo dhaweeyay maanta Arday Somaliland ka Socotay oo Guul taariikh ah ka soo hooyay Tartan ka dhacay Waddanka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Halkan ka daawo munaasibada soo dhowaynta Ardayda iyo shaadooyin lagu maamuusay markii ay kasoo degeen Hargeysa.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 63 476 4409

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post