Marxuumka oo 25 Dec, ku dhaawacmay shil baabuur oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera, balse dhaawaca kasoo gaadhay shilkaa, ayaa sababay in Cusbitaal Dhinaca Magaalada Nairobi loo qaado, halkaas oo Marxuumku ku geeriyooday.
Masuuliyiinta Axsaabta Qaranka, Xubno ka mid ah Golaha Wasiiradda, Xildhibaano , Suxufiyiinta ka hawlgala Warbaahinta iyo boqolaal qof oo ka mid ah qaybaha kala duwan ee bulshada, ayaa ka qaybgalay Aaska Marxuumka.
Daawo Halkan Riix Masuuliyiinta iyo shaqsiyaadka ka hadlay Geerida Marxuumka