X
    Categories: Warar

Ceel-afweyn: Hawlgalo Ciidamadu Ka Fuliyeen

Araweelo News Network

Ceel-afweyn(ANN)Ciidamada kala duwan ee Qaranka ee ku sugan magaalada Ceel-afweyn oo ka tirsan gobolka sanaag, ayaa saaka bilaabay hawlgalo wax lagaga qabanayo magaalada. kadib markii shaqaaqooyin ka dhaceen deegaamo ka tirsan Ceel-afweyn ay saamayn ku yeesheen nolosha bulshada ee dhinacyada adeegayada aasaasiga ah iyo arrimaha nabadgelyada, kuwaas oo ugu danbayntii xukuumaddu go’aamo kasoo saartay.

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post