X

Budhcad-Badeed Soomaali Ah Oo Lasoo Taagay Maxkamad Dalka Hindiya Ah

Budhcad-Badeedda Somaalida ah oo Maxkamad Dalka Hindiya oo lasoo taagay Budhcad-Badeed Soomaali ah

 

#Araweelo_News_Network.

 

Budhcad-badeedda Sooomaalida ah ee dhowaan loogu awood sheegtay Markabka u afduubnaa oo ay ku haysteen xeebaha Somalia ee Punland, ayaa Maxkamad ku taal dalka Hindiya lasoo taaggay.

Sida ay soo werisay The indian Express 8 ka mid ah 35-ka  Budhcad-badeedda oo Soomaali ah ayaa la sheegay  innay yihiin carruur.

Howlgal socday in ka baddan 40-saacadood ayay ciidamada Badda Hindiya ku soo qabteen 35-qof oo Soomaali ah, iyagoo soo badbaadiyay 17-shaqaale ah oo ahaa shaqaalihii saarnaa Markabka.

35-qof oo Soomaali ah oo Sabtidii lasoo dhaafay ay Booliiska Mumbai xidheen, kaddib markii lagu eeddeeyay innay afduubteen Markab ganacsi, siddeed ka mid ah, ayaa sheegtay innay ahaayeen caruur.

Hase yeeshee Bilayska Yellow Gate ee Hindiya ayaa soo taaggay Maxkamadda  34 eeddaysane Maxkamadda.

Mid ka mid ah kooxda oo magaciisa Sir.J J, ayaa la sheegay in la dhigay Cisbitaalka, kaas oo lagu daweynayo, inta kale waxaa la horkeenay maxkamadda, halkaas oo Boolisku Hindiya ka dalbadeen Maxkamadda jn lagu hayo xabsiga si  su’aalo la weeydiiyo.

 

Araweelo_News_Network.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post