Araweelo News Network
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dhagax dhigay goobta dhismaha casriga ah ay ka dhisay dawlada Britain oo ah Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland, halkaas oo dhimaha ku yaal waqtigan ay Britain dhistay 80 sannnadood ka hor, balse waqtigan ay Britain ka yagleelay dhisme casri ah 80 sannadood kadib.
Halkan Ka Daawo Munaasibada Madaxweyne Siilaanyo ku dhagax dhigay goobta laga dhisayo dhimaha casriga ah oo Taliska Booliska Somaliland yeelan doono.
Araweelo News Network.
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews
WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 63 476 4409