X
    Categories: Warar

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw Oo Ka Hadlay Xaaladaha Siyaasadeed Ee Dalka

Dubai(ANN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-mmadaw) oo ka mid ah Madaxdhaqameedka ugu caansan Soomaalida, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha ka taagan Boorama, kuwaas oo uu sabab u yahay Suldaan lagu magcaabo Abuubakar Wabar oo ku dhawaaqay dhowaan inay ka noqonayaan dadka deegaanka Awdal ka mid ahaanshihii Somaliland, isla markaana wixii ka hadda ka danbeeya ay ku biirayaan Federaalka Somalia.
Dhawaaqaa oo ka dhaliyay Magaalada Boorama xiisad siyaasadeed. kadib markii xubno ka mid ah golaha deegaanka ee Boorama taageero u muujiyeen dhawaaqa Suldaankaa oo ku dhuumaalaysanaya deegaanka duleedka Boorama ee dhinaca Ethiopia.
Hadda waraysi uu siiyay Boqor Cismaan Buurmadaw shebekada Caynabanews, wuxuu kaga hadlay arrimahaa iyo xaalada siysaasadeed ee waqtigan dalka, wuxuuna u dhacay sidan:- Halkan ka dhegeyso Waraysigaa oo dhamaystiran.

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post