X
    Categories: Warar

Boorama Gaadiid Dawladu Leedahay Oo Lala Baxsaday

Boorama(ANN)Qaar ka mid ah Gaadiidka dawlada ayàa Layla baxsaday magaalada Boorama we xarunta gobolka Awdal. Sidaana wax a shebekada wararka ee Araweelonews u xaqijiyay dad Kala duwan too ku sugan magàalada.

Gaadiidkaa oo aan la ogayn tiradooda rasmiga ah, balse  sida ay sheegayaan wararka qaar  tiradooda lagu sheegay shan Baabuurta dawlada èe ka hawlgala magaalada, ayàa koox loo malaynayo inay taageersan yihiin Suldaanka falaagoobay Wabar waxay u  kaxaysteen dhinaca Buuralayda

Badhasaabka Awdal Maxamuud Cali saleebaan (Ramaax) oo aanu isku daynay inaan arrintaa wax ka weydiino ayaanay noo suurta gelin.

Wixii kasoo kordha Kala soco araweelonews.com

 

dhasaabka

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post