X
    Categories: Warar

Arrintii Shaqaalaha Dekeda Berbera Ee Muranka Oo Lasoo Af-jaray: Daawo

Araweelo News Network

s


Hargeysa(ANN)-Waxa xal laga gaadhay maanta Arrintii shaqaalaha Dekeda Berbera kulan saacado socday oo qasriga Madaxtooyada lagu soo afjaray ayey ka hadleen wixii la isla qaatay Guddi ka socda Shaqaalaha Dekeda Berbera iyo Masuuliyiin Xukuumada ka tirsani oo uu hoggaaminayey Maareeyaha Dekeda Berbera.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post