X
    Categories: Warar

Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Sheegay In Aanay Awoodin Inay Wax Ka Qabtaan Qiimaha Maceeshada Weli Taagan Halkii Dollarku Kasoo Dhacay

Axmed Carwo Agaasimaha Baanka Dhexe ee Somaliland.

Hargeysa(ANN)-Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee Somaliland, Axned Xasan Carwo, ayaa sheegay in aanay Baan aahaan awoodin inay wax ka qabtaan dadka weli qiimaha 10,000 sh/sl ku sarifaya dollarka marka laga iibsanayo baddeecadaha.

Agaasimaha, ayaa sheegay inay wax baddan la taacaaleen in hoos loo dhigo qiimaha sarifka dollarka, balse waxa uu sheegay in mushkiladaha qiimaha badeecadaha ee aanay waxba iska bedelin waxba ka qaban karin.

Axmed Xasan Carwo, wuxuu sidaa ku sheegay waraysi khaas ah oo uu siiyay maanta Tafaftiraha Telefishanka Badacas24 oo ka mid ah Telefushanada ka hawlgala Somaliland.

Warasigaa halkan ka Daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post