X
    Categories: Warar

Abwaanada Hal-abuurka Ah Ee Marwo Xaali Jaamac Oo Ka Mid Ah Haweenka Ugu Firfircoon Soomaalida Britain Oo Buraanbur Ku Cabirtay Dhibaatada Abaarta Iyo Dhaliilaha Muuqda

Araweelo News Network

London(ANN)-Abwaanad Xaali Jaamac Ducaale oo ka mid ah Haweenka u dhashay Somaliland kuwa ugu firfircoon ee ku dhaqan dalka Britain, ayaa Buraabur murugo leh ka tirisay xaalada abaaraha bariga Somaliland.

Halkan Ka Daawo Abwaanada oo dareenkeeda ku cabiraysa dhibaatada taagan iyo sida loo ilaabay dadka deegaankaa.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post