X
    Categories: Warar

Guddida Dan Iyo Duco Oo Madaxweyne Siilaanyo Guddoonsiiyay Abaalmarin

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Guddida Dan iyo Duco waxay Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo gudoonsiiyeen Shahaado sharaf ay ku sharfeen Madaxweynaha ka dib doorkii uu ka qaatay waxqabadka Dalka iyo gaar ahaan Dugsiyada sare ee Dan iyo Duco ay dhistay oo Madaxweynuhu door muhiima ka qaatay

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post