Tag: #Afrika#East Africa#North#Horn#Nubian#Romans#Aswan#Ciidan#milateri#
Somaliland: Xukuumadda Oo Go”aan Kasoo Saartay Qaabka Sharciga Ah Ee Loo Waajahayo Kiisaska Kufsiga
Gollaha Xukuumadda Oo Ka Hadlay Fayriska xummadda (Dengue Fever) Ee Ku Habsatay Dalka #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN)- Gollaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay xannuunka Fayriska xummadda (Dengue fever)
Hargeisa: Inside Somaliland’s would-be capital city
By James Jeffrey, for CNN Hargeisa(ANN/CNN)You may well not have heard of Hargeisa. This could have something to do with it being the capital city of a country that in the eyes of the rest of the world doesn’t exist:
Weedho Kasoo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Oo Khilaaf Ka Abuuray Xukuumadda Xasan Sheekh Iyo Baarlamaanka Somalia
Muqdisho(ANN)Weedho kasoo yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Marwo Aamina Mahamed, ayaa khilaaf hor leh ka dhex abuuray Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Baarlamaanka Somalia.kaddib markii Haweenayda Dawlada Kenya u qaabilsan Arrimaha Dibedda Marwo Aamina sheegtay inay khilaafkii dhinaca xadka Badda
Xukuumadda Somalia Oo Sheegtay Inay Al-shabaab Kaga Aargudatay Duqayn Dhinaca Cirka Ah Kaddib Weerarkii Lagu Laayay Askarta Brundi
Muqdisho(ANN)Xukuumadda Somalia, ayaa sheegtay in weeraro dhinaca Cirka ah oo lagu qaaday Ururka Al-shabaab lagu bur-buriyay inta baddan hubkii ay ka qabsadeen todobaadkii hore xerada Leego oo qiyaastii dhinaca Woqooyi Galbeed kaga beegan 65 mile magaalada Muqdisho, halkaas oo ay
Haweenaydii ugu Awoodda Badnayd Dumarka Qaaradda Afrika
Boqortooyada Meroitic Sudan amma Nubia waxa xukumi jiray haweenay aad u awood badan oo magaceeda la odhan jiray Kandake (Candace). Maadaama ay ahayd boqorad awood badan waxay aad u kala saari jirtay dagaalyahannadeeda iyo xirfaddeeda siyaasadeed. Haweenaydan oo sidoo kale