X

.#Somaliland: Dardaarankii Suldaanka Guud Ee Beellaha Habarjeclo Gunnaanadkii Shirka Burco

Suldaanka guud ee Beellaha Habarjeclo, Suldaan Cabdullaahi Suldaan Cali , 28 Nov 2023, Image Araweelo News Network.

#Araweelo_News_Network.

Burco (ANN)-Suldaanka guud ee  Beellaha Habarjeclo, Suldaan Cabdullaahi Suldaan Cali oo hadal kooban ka jeediyay shirka lagu soo gebagebeeyay Magaalada Burco, ayaa ka hadlay Taariikhda Beellaha uu Suldaanka u yahay iyo dhawaaqyada Collaada ee ka imanaya meelo kala duwan.

Laxidhiidha: Somaliland: Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Oo Ugu Baaqay Cullimada Innay Dadkooda La Dareen Noqdaan

Suldaan Cabdullaahi oo hadalkiisu ku koobnaa guubaabo iyo waxa looga baahanyahay dadkiisa, ayaa sidoo kale duco iyo dardaaran u jeediyay Bulshada, isagoo ku dardaaray hoggaamiyayaasha maanta kaalinta hoggaaminta eee Beellaha Habarjeclo in ay ilaaliyaan magaca iyo sumcada ay uga tageen.

Laxidhiidha: Somaliland: Shirka Sida Weyn Loo Sugayay Ee Beelaha Habarjeclo Oo La Shaaciyay Go’aamada Kasoo Baxay

“Weligay ma maqal mana arag dagaal habarjeclo lagaga guulaystay, lamana sheegin, wixii ka xumaadda Habarjeclo waxa la weydiinayaa ragga maanta hoggaaminaya iyo dawladda kaga jira, waxan leeyahay magaciina iyo qarankiina ilaashada, sharaftiina iyo cirdigiina difaaca” ayuu yidhi.Suldaan Cabdullaahi.

Muuqaalkan Ka Daawo.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post