X
    Categories: Qubanaha

Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye

Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye. Image File Alt Araweelo News Network

Araweelo News Network

 

Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye.

 

Sannadku markuu ahaa 1988, ayaa sida caadada ahayd goor habeenimo ah  ku dhowaad xilli Waaberi ah, ayaa Siyaad Barre loo keenay cajalad xasaasi ah oo ay ku duubantahay wada hadal Taleefoon ku dhex-marayey Maxamed Qanyare Afrax iyo nin maal-qabeen ahaa oo la odhan jiray Xaashi Weheliye oo ka mid ahaa ragga ugu cad-cad ee ka horjeedday Xukunkii Siyaad Barre.

Xilligaa oo Jabhadii SNM, si madax-madax ah usoo galeen gudaha Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco, isla markaana dagaal lagu hoobtay ka socday magaalooyinkaa,  iyadoo xaaladda Soomaaliya ay maraysay meel xaasaasi ah.

 

Oday Xaashi Waheliye waxaa kale oo uu ahaa khasnad-hayaha lacagta lagu maamulo hawlgalada falalka dagaalka mucaaradka, waxaana xusid mudan in cajalad kasta oo loo keeni jiray Siyaad Bare uu Xaashi Weheliye ka ahaa “Player”

Goob-jooge Furay Faylki Hay’adda NSS Hogaanka War-Isgaadhsiinta iyo Farsamada Qalabka Sirdoonka, waana  Sir Culus, Maxaase dhacay habeenkaa?

Halkan joose ka akhri sheekadaa oo dhamaystiran.

 

Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post