Araweelo News Network
Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye.
Sannadku markuu ahaa 1988, ayaa sida caadada ahayd goor habeenimo ah ku dhowaad xilli Waaberi ah, ayaa Siyaad Barre loo keenay cajalad xasaasi ah oo ay ku duubantahay wada hadal Taleefoon ku dhex-marayey Maxamed Qanyare Afrax iyo nin maal-qabeen ahaa oo la odhan jiray Xaashi Weheliye oo ka mid ahaa ragga ugu cad-cad ee ka horjeedday Xukunkii Siyaad Barre.
Xilligaa oo Jabhadii SNM, si madax-madax ah usoo galeen gudaha Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco, isla markaana dagaal lagu hoobtay ka socday magaalooyinkaa, iyadoo xaaladda Soomaaliya ay maraysay meel xaasaasi ah.
Oday Xaashi Waheliye waxaa kale oo uu ahaa khasnad-hayaha lacagta lagu maamulo hawlgalada falalka dagaalka mucaaradka, waxaana xusid mudan in cajalad kasta oo loo keeni jiray Siyaad Bare uu Xaashi Weheliye ka ahaa “Player”
Goob-jooge Furay Faylki Hay’adda NSS Hogaanka War-Isgaadhsiinta iyo Farsamada Qalabka Sirdoonka, waana Sir Culus, Maxaase dhacay habeenkaa?
Halkan joose ka akhri sheekadaa oo dhamaystiran.
Qosolkii Qanyare Afrax, Qammuunyadii Siyaad Barre Iyo Qoommamadii Xaashi Weheliye.