X
    Categories: Qubanaha

Qaabka Loo Ilaaliyo Madaxweynaha Maraykanka Daawo: Xogta Dahsoon

Araweelo News Network

By. Husein Kurdi
Hargeysa(ANN)Marka uu dalka dibadiisa u safrayo madaxweynaha dalka Maraykanku waxaa raacaya ugu yaraan 500 oo qof oo isugu jira hawlwadeenada aqalka cad, koox dhakhaatiir ah oo lix ruux ka kooban iyo cunto kariyayaasha gaarka ah ee madaxweynaha oo ay wehelinayaan ilaa 200 xubnood oo ka tirsan hay’adaha sirdoonka waxana ay kooxdani bilaabayaan ilaalada ammaanka Madaxweynaha taasoo ka bilaabanaysa marka uu cagaha dhulka soo dhigo.

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post