X
    Categories: Qubanaha

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Halacsanaya Wargeysyada Kasoo Baxa Hargeysa Ka Hor Intii U Kicitimin Safar ku Waajahan Dalka Britain

Araweelo News Network

Madaxweynaha Oo Safar ugu baxay Dalka Britain

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Oo maanta Safar ugu baxay Dalka Britain, ayaa Laga Qaaday Sawiro muuqaalkooda iyo shucuurtooda xanbaarsan.

Muuqaalada Sawirada Laga Qaaday Madaxweynaha ka hor Intii aanu Ka dhoofin Dalka Oo qaarkood muujinayaan Madaxweynaha Oo indhaha marinara,ama halacsanaya waxyaabaha ay qoreen Wargeysyada kasoo baxa Magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa, sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo sii sagootiyaya Madaxweynaha, ayaa Ka muuqda Sawirada, isagoo halacsanaya Qaar Ka mid ah Wargeysyada.

Muuqaalada Sawirada waxa Qaaday Oo xuquuqdooda iska leh Xoghayaha Xafiiska Warfaafinta ee Madaxtooyadda Somaliland Mr. Naasir Yuusuf Daahir.

Daawo muuqaalada Sawirada.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Ka dhofaya Madaarka Hargeysa

Madaxweynaha Oo Safar ugu baxay Dalka Britain

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo akhriyaya wargeys Ka mid ah Kuwait kasoo baxa Hargeysa

Madaxweyne Siilaanyo Oo gacanta ku hay a Dhawr Ka mid ah Wargeysyada kasoo baxa Hargeysa

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post