Araweelo News Network
Jarmalku waxay haystaan quwad dhaqaale oo la isku hallayn karo, waxayna ahayd bishii August 2016 markii ay xukuumadu amartay in ciidamo cusub la qoro, shacabkana ay ugu baaqday in qoys waliba kaydsado cunto iyo saad ku filan muddo 10 maalmood ah, si loo tijaabiyo qaabka looga bixi karo haddii ay wax weyni dhacaan iyadoo jarmalku isu diyaarinayaan xaalada deganaansho la’aaneed oo mustaqbalka dhow iman karta.- 8 years ago
admin
Categories:
Qubanaha
Jarmalku ma yahay Dal Quwad leh (Xogta Dahsoon)
Related Post
-
Maamulaha Dahabshiil Group Oo Kulan La Yeeshay Madaxweynihii Hore Muuse Biixi
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Maamulaha Shirkaddaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale (Dahabshiil) ayaa kulan booqasho ah…
-
Khariirada Muujinay Dalalka Bixiya Dhalashada Aan Shuruuda Lahayn?
22 Gobol Oo Maraynka Ah Ayaa Gudbiyay Dacwaddaha ka hor imanaya Amarka Fulinta ee Madaxweyne…
-
Imran Khan Ra’iisal Wasaarihii Pakistaan Oo Dhaawac Soo Gaadhay
Araweelo News Network. Lahore (ANN)-Ra'iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan ayaa ka badbaaday…