X
    Categories: Qubanaha

Ilmayar Oo Lugtiisa Jimce Walba Magaca Ilaahay Ku Qormo Oo Mucjiso Ku Noqday Warbaahinta Aduunka

Ilmo-yar ayaa ka yaabiyay warbaahinta Aduunka kadib markii Lugtisa Maalin walba oo Jimce ah lagu arko Magaca Ilaahay oo ku qoran iyo Aayado quraanka kariimka ah, taas oo layaab ku noqotay bulshada, waxaana sawiro ka qaaday Ilmahaa yar weriyayaal ka socda warbaahinta Aduunka, kuwaas oo muuqaalo sawiro oo live ah sawiro muuqaal ah uga soo gudbiyay. Ilmahaa yar. kadibna waraystay waalidkii si ay wax uga ogaadaan arrintaa Mucisada ah.


Waalidka Dhalay ayaa mararka qaar ka masaxa kadib waxa la arkaa iyadoo ku qoran arrintan oo mucjiso ku noqotay dadka.

Halkan ka Daawo Wiilka yar ee Lugtiisa lagu soo qorayo Jimace walba Magaca Ilaahay Riix

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post