X
    Categories: Qubanaha

Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu Farax Meherka: Carraale Maxamuud Jaamac Ismaacill & Hodon Axmed Maxamed Maal

Meher Wacan

Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale, Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan, Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Xasan Gaafaadhi, Wasiirka Wasaaradda Beeraha Maxamed Aw Daahir Ibraahim, Agaasimaha Guud ee Beeraha Cabdillaahi Ismaaciil Faarax, Guddoomiyaha Hay’adda Illaalinta Tayada (Quality Control) Cali Maxamed Cabdule (Cali-bikilo) Agaasimaha Guud ee Beeraha Cabdillaahi, Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Maxamed Cilmi, Maareeyaha Madbacadda Qaranka Siciid Saalax Shirre, Guddoomiyaha SONSAF Mustafe Sacad Dhimbiil, Caaqil Cabdigaas, Cabdalle Maxamuud Maxamed, Cabdirashiid Cali Ardo, Ibraahin Axmed Kuutiye, Xasan Yuusuf Maxamuud, Cali Faarax Xarbi, Faysal Faarax Ibraahim, Cabdixakiim Maxamed Sheekh, dhammaan dadkaas waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Meherka: Carraale Maxamuud Jaamac Ismaacill & Hodon Axmed Maxamed Maal
Oo 02/05/2016 Meherkoodu ka dhacay Hoolka weyn ee casriga ah ee Green Plaza – Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…


Meher Wacan

,ko
Mulkiilaha Huteelka Samartime iyo Green Plaza, Sheekh Siciid Sheekh Cumar, Xildhibaan Cumar Axmed Sanweyne, Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Indha-indho iyo Maxamed Shire (Farabadane) Siciid Yuusuf, Maxamed Faarax Maxamuud.
Dhamaan Dadkaasi waxay Hanbalyop aan lasoo koobi karin u dirayaan Meherka Carraale Maxamuud Jaamac Ismaacill iyo Hodon Axmed Maxamed Maal oo Meherkoodu Ka Dhacay Hoolka Casriga ah ee Green Plaza Ee Hargeysa 2 May 2016.
Alif Mabruuk بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخي

Meher Wacan

Guddoomiye-ku-xigeenka SOLJA Md. Keyse Axmed Digaale, Cabdirashiid Cali Sheekh, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Cali Jaamac Maxamed, Xasan Mirre Guuleed, Maxamed Faarax Qoti, Xaashi Xasan Uur-doox, Maxamud Xasan Qodax, Maxamed Cabdillaahi Cabdi, Mustafe Maxamed Nuux, Jaamac Yuusuf Maxamed, Siciid Yuusuf Cali, Eng. Axmed Beer-geel, Abaadir Maxamed Cabdi, Siciid Axmed Sheekh Cabdi, Cabdirisaaq Ismaaciil Qallinle (Itaqila), Keyse Haybe Higis iyo dhammaan asxaabtaas waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Meherka:

Carraale Maxamuud Jaamac Ismaacill & Hodon Axmed Maxamed Maal

Oo 02/05/2016 Meherkoodu ka dhacay Hoolka weyn ee casriga ah ee Green Plaza – Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin… Aamiin…
Alif Mabruuk بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخي


admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post