X
    Categories: Qubanaha

Bilyaneerada Ugu Da’da Yar Adduunka iyo Halka Ay ka Heleen Hantida

Qaybtii Saddexaad

Robert Pera and Brian Chesky two young Biliandeer


Robert Pera waa aasaasaha shebekada amma shirkada Uviquiti Networks, taasoo samaysa qalabka wireless amma in macluumaadka xidhiidhiye la’aan lagu helo oo hawada la isku waydaarsado. Waqtigana waa mulkiilaha kooxda kubbadda kolayga ee la yidhaa Memphis Grizzlies.

Wiilkan da’da yar hantidiisa xaasilka u ah waa $1.8 bilyan sida wargeyska Forbes shaaciyey.

Brian Chesky

Sannadkii 2007-kii Brain Chesky oo 34 jir ah iyo xaaskiisa Joe Gebbia waxa ay awooddi waayeen in ay iska bixiyaan kirada, sidaa darteed waxa ay khibrad iyo aqoon ay lahaayeen ku biiriyeen injineer da’ yar oo la yidhaa Nathan Blachearczyk, kadibna waxa ay aasaaseen shirkadda Airbnb oo ah shirkad hadda bilaayiin guryo ah kiraysa. Waqtigan shirkadan waxa qiimaheedu taagan tahay $25 bilyan, halka Chesky uu xaasil ahaan hanti ka haysto $1.9 bilyan.

Scott Farquhar


Kirada ay iska bixin waayeen aawadeed waxa ay dani ku qasabtay in ay maskaxda ka shaqaysiiyaan, sidaa darteedna bal xal ay keenaan, balse waxa ay hadda ka mid noqdeen dad malaayiin qof ka kireeya guryo iyo goobo aad u qaaliah.
Scott Farquhar

lasoco…..

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 63 476 4409

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post