X
    Categories: Qubanaha

Bastooladaha Ilaalada Madaxweyne Putin Waa Noocee (Xogta dahsoon)

Araweelo News Network


Bastoolada Ciidanka Ilaalada Madaxweyne Putin, ayaa noqotay hubka ugu khatarsan ee la adeegsado, hadaba waa noocee Baastooladaha ay qaataan Ilaalada Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.

Bostooladda ayaa ah nooc aanay hasyan Ciidamada dalalka kale ee Reer Galbeedku, waana mid ay ka heleen oo ay muddo la dhacsanaayeen saraakiisha ciidamada gaarka ah. hogaanada dhanka sirdoonka milateriga iyo cutubyada hawlgalada gaarka ah u xilsaaran.

Halkan ka Daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post