X

Xeerka Ciidanka Qaranka ha laga Qabyo tiro Buugga YAGLEEL

Ciidanka Qaranka Somaliland, xuska munaasibada 28aad ee xusla aasaaska qaranka Somaliland 2 Feb 2022, Araweelo News Network.

#Araweelo_News_Network.

Xeerka Ciidanka Qaranka ha laga Qabyo tiro Buugga YAGLEEL ee Uu Qoray  G/Sare Injineer Maxamed Cabdillaahi Faarax Guri-barwaaqo (FANI)

Dalkeennu wuxuu soo maray duruufo kala duwan oo mid waliba wakhtigeeda iyo waayaheeda lahayd gaar ahaan illaa intii aan dib ula soo noqonnay qaranimada Somaliland. Rag iyo haweenba, halyeeyo badan oo qaar maantaba weli talinaya oo hormuud ah, qaar hawl-gabay iyo rag badan oo maanta innaga hooseeya Allah haw naxariistee heerkasta iyo xilkasta oo ay ugu soo shaqeeyeen ba qaranka, ayaa sida runta ah ka sokow dadaalka guud ee shacabka, iyagu tacab badan, tamar iyo wakhtba ba usoo huray dhismaha qarankan iyo inuu dalkani soo gaadho halka uu maanta joogo ee leh dawladnimada.

Qaranimada, dimuqraadiyadda iyo nabadgelyada aan haysanno ee laga yaabo inaanay dhalinyaro badani xog ogaal u ahayn sooyaalkeeda, loona baahan yahay in la ilaaliyo, la kaydiiyo taariikhda, lana baro jiilasha yaryar.

https://usercontent.one/wp/www.araweelonews.com/wp-content/uploads/2023/09/Xeerka-Ciidanka-Qaranka-ha-laga-Qabyo-tiro-Buugga-YAGLEEL-ee-GSare-Injineer-Maxamed-Cabdillaahi-Faarax-Guri-barwaaqo-FANI-1.pdf

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post