X

Sababaha Yareeyay Guurka Ee Guummeeyay Qalanjooyinka 

Inanku inuu guursado muxuu u baahan yahay?

#Araweelo_News_Network

1. 3,000$ oo geed fadhiisi ah, (gebaati iyo yarad) ugu yaraan.
2. 1,000$ oo uu gabadha ku mariimo, ugu yaraan
3. 1,000$ oo finjaano loogu soo sameeyo iyo gebgebtooda, ugu yaraan
4. 3,000$ oo uu ku aroos galo, ugu yaraan
5. 5,000$ oo uu guri ku goglado ugu yaraan
6. 13,000$ Total

MAXAA SOO GALA NINKA INTAA LAGA RABO?

1. Dhalinyarada hay’adaha dawliga ah u shaqeeya waxay qaataan 2,000,000 S/Shillington (200$).
Muxuu ka dhiteyn karaa mushaharkaa?
Ininka inan ka tegey 100$.

2.Dhalinyarada ganacsiyada gaar loo leeyahay u shaqeeya, waxay qaataan celcelis ahaan 300$
Muxuu ka dhiteyn karaa, ugu badnaan 150$.

3. 100+150÷2= 125$, ugu badnaan celceliska ninka dhalinyarada ah ee Somaliland ugu lexojeclo badan, balwad lahayn, mustaqbal iyo guur ka fekeraya, wuxuu dhiteysan karaa 125$ bishii, markuu qoys ku tiirsanyey, mustaqbal iyo guurna ka fekerayo.

4. Intuu ku ururin karaa?
10 sano ugu yaraan, sidaan qabo.

5. Inankaasi boqolkiiba imisa ayuu ka yahay dhalinyarada Somaliland ee iney guursadaan laga filayo? Hadaan badiyo 10%.

6. Waa imisa hablaha qaangaadhay ee inankaa sugayaa, sidaan qabo waa inankakiiba 11 hablood.

Marka sawirkaasi sidaa yahay, waa dhiiri gelin, Dhaqan-xumo iyo cadho Alle oo soo degdegta.

Sidaan qabo ma jirto mushkilad ka weyn oo u taal waayeelka iyo waxgaradka Somaliland.

xogta ku jirta maqaalka la soo dhejiyay waxay ka dhigan tahay ra’yiga qoraaga ee maaha inay matasho ra’yiga ama faallooyinka. Maqaalka qoraagu maaha inuu ka tarjumayo siyaasadda tifaftirka ee  Araweelo News Network.

W/Q. M.shukri

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post