X

Maxay nu uga baahanay wasaaraddaha ?

Laba Muuqaal oo Abbaarta Xoolaha iyo dadka ee deegaanka galbeedka Somaliland ah

 

Araweelo_News_Network

 

Wasaaradda degaanka ayaa ah wasaaradda ugu muhiimsan w/raddaha dowlladda . Waxaa hoos tagga beeraha xoollaha kalluu.nka, wallow aanay sidaa ugu jirin liiska Magcaabista iyo qaab dhismeedka loo shaxeeyay hay’addaha dawladda ee Xukuumadda cusub ee xilligan.

Waxaase ah in la fahmo Wasaaraddaha aynu u baahanyahay iyo waajibaadka saaran mid walba ay fahmaan waajibaadka ay Qaranka u haysay, ama Ahmiyada ay u aasasan yihiin.

Sidaa awgeed markaynu usoo laabano wasaaradda deegaanka waxa waxa si gaar ah u saaran waajib gudasho u baahan in laga jawaabo su aalo dhowr ah;  sida horumarinta degaanku ma dhir beerisbaa nadaafad iiwm.

Mise waxa muhiim ah in la ogaado horumarinta degaanku dariiqa loomaro wax qabad keeda iyo baahidda ku ku xeeran ee xalinta u baahan, sidaa awgeed su’aalaha u baahan in laga jawaabo waxa ugu muddan yaa qaban kara howshaa!!!

Si aynu hello beero bad iyo xoollo wax soo saarkoodu inagu filan yahay iyo caafimaad guud oo dhaliya horumarkaa.

W/Q. Admiral Abdirahman Ali Farah (Ali Madoobe)

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post