Araweelo_News_Network
Wasaaradda degaanka ayaa ah wasaaradda ugu muhiimsan w/raddaha dowlladda . Waxaa hoos tagga beeraha xoollaha kalluu.nka, wallow aanay sidaa ugu jirin liiska Magcaabista iyo qaab dhismeedka loo shaxeeyay hay’addaha dawladda ee Xukuumadda cusub ee xilligan.
Waxaase ah in la fahmo Wasaaraddaha aynu u baahanyahay iyo waajibaadka saaran mid walba ay fahmaan waajibaadka ay Qaranka u haysay, ama Ahmiyada ay u aasasan yihiin.
Sidaa awgeed markaynu usoo laabano wasaaradda deegaanka waxa waxa si gaar ah u saaran waajib gudasho u baahan in laga jawaabo su aalo dhowr ah; sida horumarinta degaanku ma dhir beerisbaa nadaafad iiwm.
Mise waxa muhiim ah in la ogaado horumarinta degaanku dariiqa loomaro wax qabad keeda iyo baahidda ku ku xeeran ee xalinta u baahan, sidaa awgeed su’aalaha u baahan in laga jawaabo waxa ugu muddan yaa qaban kara howshaa!!!
Si aynu hello beero bad iyo xoollo wax soo saarkoodu inagu filan yahay iyo caafimaad guud oo dhaliya horumarkaa.
W/Q. Admiral Abdirahman Ali Farah (Ali Madoobe)