X

Hammiga Ethiopia Ee Helitaanka Badda iyo Xeelladdaha Juquraafi Siyaasadeed iyo Saamaynta Gobolka

#Araweelo_News_Network.

  • W/ Q. Guuleed Yuusuf Idaan
  • Bare sare iyo cilmi Baadhe
  • Shahaadooyinka Masterka ee:
  • Sharciga Caalamiga ah iyo Diblomaasiyadda
  • Xiriirka Caalamiga ah haysta.

Dulmar Guud:

Qoraalkani waxa uu si qoto-dheer u lafagurayaa rabitaanka joogtada ah ee Ethiopia ee helidda Badda Cas, wuxuu qoraagu ka sahaminayaa hammigeeda dhinacyada taariikhiga ah, dhaqaalaha, siyaasadda juqraafiyeed iyo midda dhaqan.

 

Damaca Ethiopia ee dhinaca baddu waxa uu asal ahaan ku sal leeyahay taariikhdeeda soo-jireenka ah, taas oo dib ugu laabanaysa xukunka boqortooyadii Axum iyo kaddib khasaarihii dhulxeebeedyada ee Turkidii Cusmaaniyiinta.

 

Qormadani waxa ay iftiiminaysaa marxaladaha taariikheed ee muhiimka ah, oo ay ka mid yihiin dagaalkii Adwa, loollankii Afrika iyo murranadii xuduudeed ee ay la galeen quwadaha gumaysiga, kuwaas oo qaabeeyay damaca Badda ee Ethiopia.

 

Waxa kale oo qormadu si qoto-dheer uga hadlaysaa wada-xaajoodyadii qalafsanaa iyo xaaladda taariikheed ee ku xeeran is-waydaarsigii dhulka Hawd illaa Saylac, iyada oo iftiiminaysa caqabadihii ka horyimid Ethiopia iyo Ingiriiskii doonayey in ay dib u qeexaan xuduudaha dhuleed.

Waa Maxay Aragtida qorshe ee Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ee Badda Cas.?

Halkan Hoose ka Akhriso.

https://usercontent.one/wp/www.araweelonews.com/wp-content/uploads/2024/01/HIMILADAAN-DHIMAN-HAMMIGA-ITOOBIYA-EE-HELITAANKA-BAD.pdf

 

 

 

 

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post