X

Haddii Caanimada Magaca iyo Lacagtu Qiima Leedahay Sheekadan Akhri

Cheslie krystl

Saddex sano ka hor , Gabadhan Quruxda badan ee lagu magacaabo Jeeslii Kiriist (Cheslie krystl) waxay ku guulaysatay gabadha Quruxda u metelaysa Gobolka Woqooyiga Karoolina ee dalka Maraykanka ( North Carolina).

2 todobaad muddo laga joogo waxay waraysi la yeelatay jilbaha caanka ah ee dalka Maraykanka ee lagu magacaabo Denzel Washington, aad ayay u kaftamayeen u qoslayeen , gabadha waxaa ka muuqatay Farxad.

Nasiib darro shalay ayay Iska soo tuurtay dabaq 12 biyaano ah , iyadoo hooyadeed uga tagtay Waraaq qoraal ah oo dardaaran ah. Dabcan ma garan karno sababta ay nafteeda u halligtay.

Xaqiiqdii waxaynu qisadan ka ogaan karnaa in dadka caanka , hantiilayaasha ah iyo dadka aynu tuhmayno inay farxad ku nool yihiin inay iyaga laftigooda ay haysato mushkilado nololeed. Sidoo kale waxaynu qisadan ka Faa’iidaynaa in lacagta, iyo caanimadu aanay Qofka u horseedayn farxad iyo wanaag, balse cibaadada iyo ilaahay oo lagu xidhnaado oo amarkiisa la qaato ayaa laga helaa xasiloonida qalbiga.

Dadka dunida ugu farxadda badan waa dadka Faqiirka ah ee Nolosha basiidka ah iskaga nool.

Writing by Dr. Ahmed Hassan Salah and first published this article on Araweelo News Network. Salah is a writer and diplomat who comments on politics and international relations and advocates for Somaliland’s identity. He has published articles and videos on the way Somaliland can legally get its identity, which have been published on the Araweelo News Network.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post