X

Dabaysha is Beddelku Waxay Burburisaa Cid Kasta Oo Awood Sheegata

Dr.Faaiza Abu shimaala

#Araweelo News Network

Marka ay Timaaddo Dabaysha is beddelku waxay ka bilaabataa goobbaha daciifka ah.(waddamada faqiirka ah) siday u socoto waxay ku timaadda si kedis ah (waddmada awoodda us biday) waxayna isu beddeshaa mid sii weeynaata, iyadoo burburinaysa mid kasta oo awood is biday.

Dabayshii way timi xaqiiqdii burburkiina wuu bilowday. waxaana xaqiiq biyo kama dhibcaan an in cid ka hor istaagaysaa aannay jirin.

Waxay xaqiiqdu tahay cid kasta iyo mid kasta oo magangala xadhiga israa’iil iyo Maraykan, waxa hubaala ah in dabayshu qaadi doonto.

The views expressed in this article belong to the author and do not necessarily reflect the editorial policy of Araweelo News Network.

Dr.Faaiza Abu shimaala

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post