X

NANIES Guest Huse: Dhismayaal Iyo Adeegyo Casriya Oo Laga Hirgeliyay Hargeysa

Araweelo News Network

NANIES Guest Huse

Hargeysa(ANN) Shirkada NANIES oo ka mid ah Shirkadaha ganacsi ee ka jira dalka Somaliland, ayaa Magaalada Hargaysa ka hirgelisay guryo hurdo oo fiilooyin ah (Guest Huse) kuwaas oo loo dhisay loona qalabeeyay qaab casriya oo ka duwan kuwii hore uga jiray Magaalada Hargaysa.

Naqshada dhismayaashan cusub ee NANIES Guest Huse, ayaa ah mid cusub oo si casriya loo qalbeeyay, isla markaana adeegyada aad u baahantahay oo dhan aad ka helayso guryaha dhexdooda, tsuaale ahaan waxay leeyihiin swimming Pool, Patio, Gym, Internet iyo dhammaan adeegyada loogu tallo galay dadka fasaxa ku yimaada dalka Jamhuuriyadda Somaliland gaar ahaan caasimada Hargeysa.

NANIES Guest Huse


Dhismayaasha cusub ee NANIES Guest Huse, waxay ku yaalaaan dhinaca Woqooyi ee magaalada Hargeysa gaar ahaan Xaafada Jigjiga Yar, kasoo horjeedka xarunta Jaamacadda ADMIS ee wadada weyn ee 150-ka


wixii faahfaahin ah kala xidhiidh xafiiska shirkadda oo ku yaalla kasoo horjeedka Somcable ee badhtamaha Hargeysa, ama Xafiiska.
Tel: 520399.
Mobile: 0634070707
Dibadda: 15096191659

Araweelo News Network

Somaliland Office

Follow us: @Araweelonews on Twitter | Arraale M Jama

Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 659107347

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post