X

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Tacsi Prof. Hassan Heiss Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Shil Baabuur

Guddoomiyaha Shirkadda Somtel iyo Guud ahaanba Shaqaale waynaha Shirkadda Dahab shiil Group waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u diyaraan Prof. Hassan Heiss Oo Ka mida Masuuliyiinta Shirkadda Dahab shiil Oo Hooyadii Xaawa Ducaale Xirsi ay Ku geeriyootay Shil Baabuur oo ka dhacay Magaalada Hargeysa 26 Oct 2014, Inaa li laahu wa inaa ilayhi raajicuun.

 

Dhamaan Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay Marxuumaddu ka baxdayna waxa aanu leenahay Samir iyo Iimaan saadiq ah Allah ha idinka siiyo, Marxuumaddana waxa aanu ilaahay uga baryaynaa In uu Jannatul fardawsa Ka waraabiyo IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ إنا لله وإنا إليه راجعون

 

TACSIU IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Tafaftiraha Shebekaddaha Arraweelo.com iyo Araweelo News Network, Carraale Maxamuud Jaamac, hawlwadeenada iyo shaqaalaha shebekaddaha iyo Suxufiyiinta kala ah Cali Jaamac Maxamed, Maxamed Cabdi Cumar Cirro, Maxamed Siciid Xarrago, waxay iyagoo ka tiiraanyaysan Tacsi taas la mid ah u dirayaan Prof. Hassan Heiss Oo Ka mida Masuuliyiinta Shirkadda Dahab shiil Oo Hooyadii Xaawa Ducaale Xirsi ay Ku geeriyootay Shil Baabuur oo ka dhacay Magaalada Hargeysa 26 Oct 2014, Inaa li laahu wa inaa ilayhi raajicuun. Waxayna illaahay uga baryayaan inuu marxuumada Janatul Fardawsa ka waraabiyo Dhamaan Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay Marxuumaddu ka baxdayna Samir iyo Iimaan saadiq ah Allah ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post