X

Haweenaydii Ugu Horaysay Taariikhda Kubadda Cagta Ee Koobka Adduunka Garsoore Ka Noqonay

Salima makasanga waa Gabadh u dhalatay dalka RWANDA. Xidhiidhka kubadda cagta ee adduunka FIFA, u qaateen Garsoore

Araweelo News Network.

Zürich, Switzerland (ANN)-Salima makasanga waa Gabadh u dhalatay dalka RWANDA. Xidhiidhka kubadda cagta ee adduunka FIFA,  ayaa ku daray liiska siidhi walayaasha caalamiga ( FIFA Refrees ) ee dhexdhexaadin doona ciyaaraha kubadda cagta ee koobka adduunka.

Laxidhiidha: Khalad Weyn Ayay Ahayd Go’aankii FIFA Ee Ahaa In Qadar Martigeliso Koobka Adduunka 2022, Guddoomiyihii Hore Ee FIFA

Garsoorka taariikhda Kubadda cagta kuma jirn in haweenay ay FIFA ka dhigto garsoore, balse waa  markii ugu horraysay ee taariikhda koobka adduunka qof Dumar ay dhexdhexaadiso ciyaaraha kubadda cagta  ee koobka adduunka.

 

Gabadhan ayaa hore siidhi-wale ahaan uga soo shaqaysay koobkii Qaaradda Afrika ee ka.dhacay dalka Kameruun (Cameroon).

 

Arrintan ayaa noqonay mid taariikhda kubadda cagta ee FIFA ay ku noolaato in qof dumar ah ay dhexdhexaadiso ciyaaraha kubadda cagta ee Koobka adduunka.

 

Waddmada reer Galbeedka ayaa u muuqda kuwo ku eeddaynaya dowladda Qatar mid aan ku wanaagsanayn xuquuq Aadamaha iyo xuquuqda dadyoowga kala dhaqanka ah,iyagooo dhaleecanyntaa ku haddoodilaya dhaqo xun oo Islaamka iyo kuwa kale ee Kiristaanku ogolayn, balse ay hagayaan kooxo doonaya in ay burbiriyaan dhaqamada diinta xadaarada.

Araweelo News Desk
Written by Dr. Ahmed Hassan Salah, Editing by Arraale M Jama.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

 araweelonews.tumblr.com

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post