X

Hargeysa Stadium Ciyaarta Lays Mari Waayay Ee Maroodi-jeex Iyo Gebilay Toos U Daawo

Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium oo si weyn loo buux-dhaafiyay..

Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Maroodi-jeex iyo Gebilay oo 90 daqiiqo isku maru waayay gool iyo gool,  waana ciyaarani markii laysku mariwaayay labada dhinac loo dhigay rigoorayaal.

 

 

Madaxweynaha Somaliland iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqday Garoonka kaddib markii ay shalay rabshado ka dhasheen xulalka Hawd iyo Daadmadheedh.

kumaan qof oo taageerayaasha labada dhinac ah, ayaa soo buuxiyeen Garoonka, waana ciyaar aad u kulul oo labada dhinac dhexmaraysa, iyadoo markii ay saggaashankii daqiiqo isla dhaafiwaayeen hal gool iyo hal gool lagu daray soddon daqiiqo oo dheerad ah, balse rigoorayaal loo dhigay.

Halkan Ka Daawo Toos.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post