X

Daawo: Ciyaar Soo Jiidatay Bulshada Hargeysa Oo Dhexmartay Laba Kooxood Oo Dheggoolayaal Ah

Hargeysa(ANN)Laba Kooxood oo dheggoolayaal ah, ayaa Ciyaar kubadda Cagta ah oo aad u xiiso badnayd ku dhexmartay Garoonka Hargeisa Stadium shalay, kuwaas oo ku kala ciyaarayay magacyada Dheggoolayaasha Caasimadda iyo Dheggoolyaasha Boorama, waxaana ciyaartaa oo ay ka qayb galeen masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland soo abaabushay wasaaradda waxbarashada Somaliland.
Ciyaarta labada kooxood oo ahayd mid daawashadeedu xiiso badnayd, ayaa ku dhamaatay 2-1, iyadoo guushu ku raacday kooxdii ku ciyaaraysay magaca dheggoolayaasha caasimadda.

Halkan Ka Daawo Ciyaartaa Riix.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com

Arraale Jama: Arraale Mohamoud Jama is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com + 252 63 442 5380 + 252 63 4764409 + 252 63 442 5380
Related Post