X

Daawo: Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan? [MIDHAHA DIINTA] Sheekh Mustafe

Araweelo News Network

Waxa ina soo gashay bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo ka mid ah rukunnada diinta Islaamka ee dadka muslimiinta ahi gutaan. Waxa la sugayey 11 bilood, iyadoo muslimiintu isu diyaariyeen gudashadeeda.

Sheekh Mustafe


Maadaama oo loo badinayo haddii alle ka dhigo in sabtida ay ku began tahay maalinta koobaad ee Ramadaantu, ayaa muxaadiradan uu idiin soo xulay barnaamijka MIDHAHA DIINTA, ayaa ku saabsan qaabilitaanka bisha Ramadaan iyo sida uu qofka muslimka ahi uga faa’idaysanayo khayrka Ramadaan. Waxaana soo jeedinayo sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

Ka faa’idaysi wanaagsan oo ku camalfal fiican. Ilaahay xaqa ha innagu sugo, sheekhana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

Daawasho wacan oo ku camal-fal fiican.

midhahadiinta@gmail.com, midhahadiinta1@gmail.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post