X

Caannaha Ciirta Oo La Xaqiijiyay In Ay Daawo Yihiin

Araweelo News Network.

Caannaha Ciirta Oo La Xaqiijiyay In Ay Daawo Yihiin

Daraasad ayaa xaqiijisay in Caannaha Ciirta ee laga sameeyo caannaha dabiiciga ah ee xoollaha ay faa’idooyin badan u leeyihiin maskaxda qofka bini’aadamka ah.

Sida ay sheegeen khubaro u dhalatay dalka Maraykanka oo samaysay cilmi-baadhis caafimaad, waxay sheegeen in ay daawo ka tahay cudurro badan oo ku dhaca maskaxda, kuwaasoo ay ka mid yihiin xannuunka isku buuqa amma culayska badan ee maskaxda ku yimaada.

Daraasadan waxay shaacisay in caannaha ciirtu dejiyaan cadhada iyo murugada badan ee qofka la soo darista, iyadoo ay khubaradu tilmaameen in isticmaalka maalintii laba jeer muddo hal bil ah ay faa’iido u leedahay shaqada maskaxdu hayso, gaar ahaan marka ay nasanayso iyo marka ay ka jawaabayso arrimaha cadiifaddu keento.

Halkan ka akhri.

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post