X

Saraakiil Ka Socota Safaaradda UK Oo Booqday Burco

#Araweelo News Network.

 

Hargeysa (ANN)-Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa kulan muhiim ah magaalada Burco kula yeeshay Madaxa UK ee Somaliland Ilyas Malek iyo saraakiil kale oo ka socday safaaradda UK.

Ka badan akhri: Sidee u codaynaysaa muwaadin fariintan ka boggo?
Halkan Riix:  Qaabka Codaynta Doorashooyinka

Sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay xafisika Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland Kulankan ayaa waxa sida oo kale ka soo qayb galay mas’uuliyiin ka kala socday hay’adda NIMD & qayb ka mid ah ururrada sida SOYDAVO, SONYO, iyo YEEL, kuwaas oo Komishanka kala shaqeeya dhinaca wacyigelinta cod-bixiyayaasha, iyagoo todobaadyadii u dambeeyey ku hawlanaa wacyigelinta cod-bixiyayaasha Gobolka Togdheer.

Booqo Mareegta KDQ Somaliland! [ www.slnec.net

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post